Dadkii laga soo tarxiilay magaalada Laascaanood oo Diyaarado lagu soo qaadayo

Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in deegaanadooda dib loogu soo celiyo dadka kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan laga soo tarxiilay magaalada Laascaanood. Wefdi Wasiiro ah oo maamulka Koonfur Galbeed u diray magaalada Gaalkacyo ay joogaan qaar badan oo kamid ah dadkii laga soo tarxiilay Laascaanood ayaa kulan la qaatay Wasiiro iyo masuuliyiin … Continue reading Dadkii laga soo tarxiilay magaalada Laascaanood oo Diyaarado lagu soo qaadayo